Al-Hijr 15:70

Compare 2 Somali translations

قَالُوا أَوَلَمْ نَنْهَكَ عَنِ الْعَالَمِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxay yidhaahdeen: Miyaanaan kaa reebin inaad (nagala hadasho) dadka shisheeyaha ah?

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna).

Mahmud Muhammad Abduh