Al-Hijr 15:71

Compare 2 Somali translations

قَالَ هَٰؤُلَاءِ بَنَاتِي إِنْ كُنْتُمْ فَاعِلِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

(Luud) wuxuu yidhi: Kuwaanu waa gabdhahaygii, haddaad yeeleysaan (inaad guursataan).

Abdullah Hasan Yaqoub

wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).

Mahmud Muhammad Abduh