Waa sidaase, qofkii weyneeya (sharciga iyo) calaamooyinka Alle, tani waa camal muujinaya Alle ka cabsiga quluubta.
Al-Hajj 22:32
Compare 2 Somali translations
ذَٰلِكَ وَمَنْ يُعَظِّمْ شَعَائِرَ اللَّهِ فَإِنَّهَا مِنْ تَقْوَى الْقُلُوبِ
DragHold to move · × to hide
waa Saas Ruuxii wayneeya Amarada Eebe (Sharcigiisa) taasi waa dhawrsashada Quluubta.