Al-Hajj 22:33

Compare 2 Somali translations

لَكُمْ فِيهَا مَنَافِعُ إِلَىٰ أَجَلٍ مُسَمًّى ثُمَّ مَحِلُّهَا إِلَى الْبَيْتِ الْعَتِيقِ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaa idiinku sugan (xoolaha loo bixiyey sadaqada - hadyiga) manaafacaad tan iyo muddo magacaaban ah, markaas waxaa loo keenaa gowrac Baytka da’da weyn.

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaa idiinku Sugnaaday (hadiyada) Nacfi Tan iyo Muddo Markaas. waxay ku Dhammaan Baydka Horeeyey.

Mahmud Muhammad Abduh