Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse Kitaabka, ee ha ka shakiyin la kulankiisa, Waxaana uga yeelnay (Tawraadda) hanuun reer Israa’iil.
As-Sajdah 32:23
Compare 2 Somali translations
وَلَقَدْ آتَيْنَا مُوسَى الْكِتَابَ فَلَا تَكُنْ فِي مِرْيَةٍ مِنْ لِقَائِهِ ۖ وَجَعَلْنَاهُ هُدًى لِبَنِي إِسْرَائِيلَ
DragHold to move · × to hide
dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabkii (Tawreed) ee hashakiyin lakulankiisa waxaana ka yeelay Kitaabkaas hanuunka Banii Israa'iil.