As-Sajdah 32:24

Compare 2 Somali translations

وَجَعَلْنَا مِنْهُمْ أَئِمَّةً يَهْدُونَ بِأَمْرِنَا لَمَّا صَبَرُوا ۖ وَكَانُوا بِآيَاتِنَا يُوقِنُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaanu ka yeellay qaar ka mid ah (ilmahii Israa’iil) hoggaamiyaal wax ku hanuuniya Amarkayaga, markay samreen, waxayna ahaayeen kuwo yaqiinsan Aayadahayaga.

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaana ka yeelay qaarka mid ah imaamyo ku hanuuniya amarkanaga markay samreen, waxayna ahaayeen kuwa aayaadkanaga yaqiiniya.

Mahmud Muhammad Abduh