إِنَّا أَنْزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ
Waxaanu xaqiiq soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
إِنَّا أَنْزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ
Waxaanu xaqiiq soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ
Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?
لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِنْ أَلْفِ شَهْرٍ
Habeenka Qadarku wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood.
تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِمْ مِنْ كُلِّ أَمْرٍ
Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,
سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ
Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo.